Ra’iisul Wasaare Kheyre oo shaqada ka joojiyay Wasiir ku-xigeenka Ganacsiga

1752

R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa shaqa joojin ku sameeyay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga.

Arrintan ayaa ka dambeysay kadib markii Xeer ilaaliyaha Qaranka uu Ra’iisul Wasaaraha ka codsaday  in shaqada laga joojiyo Wasiir ku-xigeenka Ganacsiga.

DAAWO

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here