Ra’iisul-wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Arimaha Dibadda Jarmalka oo soo gaaray Muqdisho

1909

Ra’iisul-wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Arimaha Dibadda Dalka Jarmalka ayaa goor-dhow ka soo dagay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee  Magaalada Muqdisho waxaana ku soo dhaweeyay Madax ka tirsan Dowaladda Soomaaliya.

R/wasaare ku xigeenka Dalka Jarmalka ahna Wasiirka Arimaha Dibadda ayaa kulan laqaadan doono R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre .

Faah-faahinta kulankaan goor-dhow kala soco wararkeena danbe

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here