Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Wafdigiisa oo qado sharaf loogu sameeyay Goobweyn “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay qado Sharaf uu Madaxweynaha Jubbaland mudane Axmed Madoobe deegaanka dalxiiska ee Goobweyn ugu sameeyay Ra’iisul Wasaaraha iyo wefdigiisa oo socdaal ku jooga Jubbaland.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here