Ra’iisul wasaare Rooble oo AMISOM iyo Xoogga dalka kala hadlay howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab”SAWIRRO”

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane,Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay taliyaha qeybta saddexaad ee ciidanka AMISOM iyo taliyaha qeybta 60-aad ee ciidanka xoogga dalka.

Kulanka oo ra’iisul wasaaraha uu ku wehlinayay madaxweynaha Koofur galbeed mudane,C/casiis Xasan Maxamed ayaa looga hadlay dardar gelinta howlgallada ka dhanka ah maleeshiyada Alshabaab ee lagu xaqiijinayo amniga dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here