Ra’iisul Wasaare Rooble oo galabta dadweyne fara badan la qaatay farxadda ciidda “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta booqday Xeebta Liido iyo Beerta Nabadda ee magaalada Muqdisho halkaas oo uu farxadda iyo damashaadka Ciidda kula qaatay kumannaan dadweyne ah oo tamashle tagay.

Dadweynihii uu la kulmay ayaa wajiyadooda laga dheehan karay farxad aad u weyn..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here