WARARKA Ra’iisul wasaare Rooble oo galabta shacabka kula kulmay Xeebta Liido +Sawirro By Ali Abdirahman - January 15, 2021 Share on Facebook Tweet on Twitter Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa galabta xeebta Liido waqti kula qaatay qaar ka mid ah bulshada caasimadda oo halkaas u dalxiis iyo tamashle tagay.