Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay beesha caalamka ayaa kala hadlay doorashooyinka

Ra’iisul wasaaraha XFS oo maanta kulan la qaatay saaxibadda beesha caalamka ee Soomaaliya
Ra’iisul Wasaare Rooble” Waxaan Wakiillada Beesha Caalamka la yeeshay kulan ku saabsan arrimaha doorashooyinka dalka. Waxaan is dhaafsannay aragtiyo ku aaddan habka ugu habboon ee looga gudbi karo caqabadaha jira, qabsoomidda doorasho si nabad ah ku dhacda & dhowrista xasilloonida guud ee dalka.