Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacabay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska

Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayuu Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ugu magacaabay Maxamed Xayir Ducaale, halka uu Cabdinaasir Xasan Xuseen u magacaabay ku-xigeenka Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here