Ra’iisul Wasaare Rooble oo shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirada oo looga hadlay arrimo badan “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo looga hadlay Xaaladda amniga dalka, iyadoo lagu dhageystay warbixinno ku saabsan Amniga dalka, Caabuqa COVID-19, Gurmadka Abaaraha iyo Fatahaadaha.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa ku dar daarmay in la dar dargeliyo xoojinta amniga, isla markaana gurmad dhinac waliba leh la gaarsiiyo dadkii uu saameeyay fatahaadda Webiga Shabeelle ee Jowhar ku nool.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here