Ra’iisul wasaare Rooble oo shir guddoomiyay kulanka tiirka dhaqaalaha dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir guddoomiyay kulanka Tiirka Dhaqaalaha oo lagu falanqeeyay jiheynta iyo kor-joogteynta mashaariicda horumarineed ee dalka ka socda.