Ra’iisul Wasaare Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay Uqeybsanaha UNICEF ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay u qeybsanaha UNICEF ee Soomaaliya Mohamed Ag Ayoya oo Ra’iisul Wasaaraha warbixin ka siiyay howlaha UNICEF ee Soomaaliya iyo qorsheyaasheeda mustaqbalka.

Kulanka ayaa waxaa kaloo looga hadlay sidii loo dar dargelin lahaa howlaha UNICEF ay ka waddo guud ahaan Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here