Ra’iisul Wasaare Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilsay Wakiilka Xoghayaha guud Qaramada Midoobay ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire James Swan.

R’iisul Wasaare Rooble iyo Danjire James Swan waxa ay ka wada hadleen  arrimaha doorashooyinka, Nabadgalyada iyo Iskaashiga Soomaaliya iyo Caalamka ee ku aaddan arrimaha horumarinta dalka.

Kulanka ayaa ku soo idlaaday si guul ah.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here