Ra’iisulwasaare Cumar oo ka qeybgalay shir ka socoda Qatar-Sawirro

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali iyo wefdi wasiiro ah oo ka qeybgalay shir looga hadlaayo horumarinta dhaqaalaha dalalka bariga dhexe oo ka socda magaalada Doxa ee dalka Qatar.

Wasiirada la socda Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa waxaa kamid ah wasiirka arimaha dibadda iyo dhiirigelinta maalgashiga Soomaaliya Mudane C/salaam Hadliye Cumar.

Shirkaasi ayaa si rasmi ah u furmay 11-ka bishan waxaana la filayaan in maalinta beri ah la soo geba gebeeyo iyadoo ay ka qeybgaleen madax badan oo ka socota wadamada dhaca bariga dhexe.

1 2 3 4 5 6

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here