Ra`iisulwasaare Cumar oo ku Dhawaaqay Murashaxnimadiisa

1
6966

Ra`iisul wasaaraha Xukuumadda faderaalka Soomaaliya, mudane Cumaer Cabdi rashiid Cali Sharma`arke ayaa sheegay in uu yahay Murashax Madaxtinomo doorashada la filayo in ay dalka ka dhacda Dhawaan.

Shir Jara`id uu ku qabtay Muqdisho ayuu kaga dhawaaqay Murashaxnimadiisa.

Shirka Jara`id oo dhamaystiran Goor Dhaw ayana idin soo Gudbin doonaa Insha Alaah.

 

Did you like this? Share it:

1 COMMENT

  1. waa qabiiliiste qarsoon oo daaroodiisim ah hada ka horna dowlada Kenya ayuu u saxiixay badda soomaaliya sumcadna dadka kuma lahan ee ha aado pntland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here