Ra’isulwasaare Kheyre oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

Ra’iisulwasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali  Kheyre ayaa kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga,

Ra’isulwasaare kheyre iyo safiirka ayaa ka wada hadlay qabashada Doorashada Qaranka, dib u habeynta Amniga iyo dhameystirka Hannaanka deyn cafinta dalka oo meel wanaagsan maraya.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here