Ra’isulwasaare Kheyre oo sheegay in Xukuumadda ka shaqeyneyso sidii dalka looga hirgelin lahaa isbedel Dhab ah.

671

Ra’isul Wasaaraha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ka Shaqeyn doono sidii dalka loga sameyn lahaa isbedel dhab ah.

Mudane Kheyre ayaa hadalkan ka jeediyey Munaasabad uu ka qeyb galay waxa uuna xusay in ay lama huraan tahay in dalka laga sameeyo isbedel dhab ah.

HOOS KA DHAGEYSO HADALKA RA’ISUL WASAARAHA.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here