Rajo wayn ayaa soo gashay dadka baahiyaha Gaarka qaba kadib ansixintii Sharciga Naafadda Qaranka “Warbixin Muuqaal ah”

Dadka baahiyaha Gaarka ah Qaba oo soo dhoweeyay Sharciga Naafada qaranka oo dhowaan uu saxiixay madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, iyagoo rajo wayn ka qaba inay si deg deg ah ku helaan Xaquuqdooda.

 

Rajo wayn ayaa soo gashay dadka baahiyaha Gaarka qaba ee Soomaaliyeed ka dib markii Golaha Baarlamaanka ay ansixiyeen Sharciga Naafada Qaranka, uuna saxiisay Madaxweyne Farmaajo.

Halkan ka daawo Muuqaalka Warbixinta waxaa soo diyaariyey Ali Ahmed Sheekh

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here