Roma oo Ka Adkaatay Kooxda Inter Milan “SAWIRRO”

0
1388

Kooxda Roma ayaa garoonkeeda Olimpico Stadium 4-2 uga badisay kooxda Inter Milan.

Kooxda Roma ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 22-aad u dhaliyay ciyaaryahan Gervinho.

gerger celee

Ciyaaryahan Andrea Ranocchia ayaa daqiiqadii 36-aad ee ciyaarta goolka barbardhac ah u dhaliyay kooxda Inter Milan,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.

rano goolRano cilee

Markii la isku laabtay qeybtii labaad ee ciyaarta ayaa waxaa gool labaad u dhaliyay kooxda Roma ciyaaryahan Jose Holebas.

jose

Ciyaaryahan Pablo Osvaldo ayaa daqiiqadii 57-aad ee ciyaarta gool labaad oo barbardhac ah u dhaliyay kooxda Inter Milan.

osvaldo

Kooxda Roma ayaa mar sedaxaad hogaanka u qabatay ciyaarta,waxaana daqiiqadii 60-aad goolka sedaxaad u dhaliyay ciyaaryahan Miralem Pjanic.

goolceleee 3calee 3

Ciyaaryahan Miralem Pjanic ayaa goolka afaraad oo laad xur ahaa u dhaliyay kooxda Roma.

milan golcelee

Macalinka cusub ee kooxda Inter Milan Roberto Mancini ayaana wax guul ah gaarin labo kulan oo uu kooxda hogaanka u hayay.

Rboreto

Kooxda Roma ayaa kaalinta labaad uga jirto talyaaniga ee Serie A-da,waxana ay leedahay 31-dhibcood,halka kooxda Inter Milan ay horyaalka talyaaniga uga jirto kaalinta 11-aad,iyadoo leh 17-dhibcood.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here