Roob xooggan oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka da’ay Gobolka Mudug

Ka dib roob galabta ka hooray Koonfurta Gobolka Mudug ayaa sababay dhimashada 1 ruux halka qof kalena uu ku dhaawacmay, sidoo kale xoolo ayaa ku dhintay kuwaasoo ku sugnaa Deegaanka Ribaad oo hoos yimaada Degmada Hobyo

Qofka dhintay iyo kan dhaawacmay ayaa lagu sheegay inay ahaayeen carruur da’yar kana mid ahaa Xoolo dhaqatada ku nool deegaanka Ribaad.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here