R/wasaaraha oo caawa ku dhawaaqay magacyada golihiisa wasiirrada

0
1866

R/wasaare Cumar C/rashiid ayaa sidi la filayaba goor dhaweyd ku dhawaaqay xubnaha golihiisa wasiirrada.

Hoghayaha joogtada ee xafiiska R/wasaaraha Maxamed Cali Nuur ayaa saxaafadda u akhriyay magacyada xubanaha golaha wasiirada oo ka kooban 25 wasiir, 13 wasiir ku xigeen iyo 14 wasiiru dowlo.

Goor dhow magacyada xubanaha golaha wasiirrada oo dhameystiran ayaan idiin soo gudbin doonnaa

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here