Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Pakistaan oo Warsaxaafadeed soo saartay.

Safarada jamhuuriyada somaliyeed ee dalka pakistan oo ka jawaabaysa cabashada ardada Soomaaliyeed ee ku nool dalka pakistan oo soo saartay war murtiyeed ku aad qaabka fiisaha loo heli karo iyo xogo kale oo muhiim ah.

Safaaradda ayaa sidoo kale jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalkaas ku dhaqan ka codsatay in ay la wadaagaan wixii cabasho ah oo ay qabaan.