Safaaradda Soomaaliya ee Koonfur Sudan oo furtay buugga Tacsida Qaran “SAWIRRO”

1726

Safaaradda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee Koonfur Sudan ayaa furtay Buugga tacsida Qaran

Sida uu xaqiijiyay Sii-hayaha ahna Xog-hayaha labaad ee Safaaradda Soomaaliya magaalada Juba ee caasimadda Koonfur Sudan Mudane Maxamed Cali Maxamed waxaa maanta si rasmi ah uga furmay xarunta Safaaradda buugga tacsida Qaran, waxaana saxiixay Danjireyaasha wadamada Turkey, South Africa, UK, Eritrea, Denmark, Norway iyo Nigeria,  kuwaasi tacsi u diray dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed xasuuqii 14-kii bishan ka dhacday caasimadda.

Safaarada Soomaaliya ee Juba ayaa noqotay safaaradi ugu horeysay ee furtay Buuga Tacsida Qaran ee Safaaradaha waxeyna Diblumaasiyiintaas la qaybsadeen umada Soomaaliyeed dhibaatadii ka dhacday Zoobe 14 kii Bishaan.

 

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here