Safaaradda Soomaaliya ee Mareykanka oo gobolka Minnesota ka bilaawday adeega bixinta Baasaboorka.

Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay Magaalada Washington DC ee magaalo madaxda dalka Maraykanka oo baasaboorrada ka bixinaysa Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka.

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Mareykanka ayaa dadaal ugu jirto sidii ay si hufan ugu adeegi lahayd shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka mareykan.

HALKAAN KA AQRISO FAAHFAAHINTA 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here