Safiirka Soomaaliya ee Dalka India oo warbixin ku saabsan COVID-19 u jeedisay Soomaalida India ku nool

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka India Marwo Faduma Cabdullahi Insaniye baa ayaa ku dhawaaqday in adeegyadii ay Safaaradu u haysay muwaadaniinta Soomaaliyeed ee ku nool India hakad la galiyay. Taaso ka dambeysay markuu Raisal Wasaaraha India uu ku dhawaaqay khatarta caabuqa Coronavirus oo dalka India ku faafaya, kana codsaday dadka inay is Ilaaliyaan.

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka India Marwo Faduma Cabdullahi Insaniye

Safiirka ayaa qoraalkan la wadaagtay bulshada Soomaaliyeed ee India ku sugan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here