Samafalkii Walaalaha Turkiga oo mudan Maanta in laga hadlo+ Dhageyso

1478

Xoghayaha Koowaad ee Safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur oo waraysi siiyay Idacadda Qaranka ayaa ka hadlay Tariikhda Qiimaha badan ee Dowladda Walaalaha Aanu nahay ee dalka Turkiga gaar ahaan Taariikhdii Samafalka Dowladdaas oo ay u Gashay walalaha Soomaliyeed Xilli ay dhibaato Adag ku haysatay Xirooyin Barakac oo   ay ku   lahaayeen Magaalada iyo daafeheeda.

Warasigaan idiin Soo socda waxaa qaaday wariye Cabdullaahi Muxyadiin Codka.

 

356

 

7

Halkaan ka Dhageyso.

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here