Sampdoria oo Ka Adkaatay Kooxda Roma

0
857

Kooxda Roma ayaa waxaa garoonkeeda Stadio Olimpico 0-2 uga badiyay kooxda Sampdoria.

Kooxda Sampdoria ayaa waxaa qeybtii danbe ee ciyaarta labada gool u kala dhaliyay ciyaaryahanada kala ah Lorenzo De Silvestri iyo Luis Muriel.

Ciyaaryahan Seydou Keita ayaa dhamaadkii ciyaarta kaarka casaanka ah ka qaatay kooxda Roma.

Kooxda Roma ayaa wali ku jirto kaalinta labaad ee horyaalka talyaaniga,waxana ay leedahay 50-dhibcood,halka kooxda Sampdoria ay horyaalka uga jirto kaalinta lixaad,iyadoo leh 45-dhibcood.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here