Saraakiil ka socota Booliska Minnesota oo Muqdisho Soo gaaray “SAWIRO”

7425

Wafdi ka socda Booliska magaalada Minnesota ayaa  booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Muqdisho, ka dib markii ay casuumaad rasmiya ka  heleen Ciidanka Boliiska somaaliyeed.

Saraakiisha Ciidan ayaa la kulamay madaxwayanah Jamhuuriyadda Faderaalaka Soomaaliya mudane, Xasan Sheikh Maxamuud, Ra`iisulwasaaraha Dalka Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharma`arke, iyo masuuliyiin kale.

BH0A6637BH0A6710BH0A6722BH0A6756BH0A6759BH0A6761BH0A6765BH0A6766BH0A6770BH0A6784BH0A6786BH0A6788

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here