Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo tababbar loogu qaaday Dalka Ingariiska “SAWIRRO

4613

Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaliya  ayaa manta tababbar loogu qaaday Dalka Ingariiska, waxaana garoonka ku sii sagootiyay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Gaashaanle Sare Maxamed Adam Jimcaale ( Koofi)

Saraakiishan maanta tababbarka u baxay ayaa waxaa lagu soo tababbari doonaa Garoomada diyaaradaha dalka Ingariiska, gaar ahaa garoomada London ,  Manchester iyo Birmingham.

Wadamada Dernmark, Norwey  iyo Rwanda ayaa tababbaro nuucan oo kale ah waxa ay horay u siiyeen saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, waxaana uu dalka Ingariiska qeyb ka noqonaa Wadamada dalkooda ku soo tababbaray saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha.

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here