WARARKA Sawirada ciidanka xoogga dalka ee lagu carbinayo dugsiga Har-qaboobe ee Galgaduud +Sawirro By Ali Abdirahman - March 18, 2021 Share on Facebook Tweet on Twitter Taliyaha Qaybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga, janaraal Maxamed Caddow Cali (Sanka) ayaa tagay Xerada tababarka Har-qaboobe halkaas oo lagu tababarayo dufcadii Koowaad ee carbis militiri ku qaadata dugsigan ka dib burburka dowladdii militiriga aheyd.