Sawirro: kulankan lagu soo dhoweynayey dhismaha wadada isku xiridoonta deegaanada kalabayr iyo caluula Oo Ka Qabsoomay boosaaso

0
1842

kulankan lagu soo dhoweynayey dhismaha wadada isku xiridoonta deegaanada kalabayr iyo caluula ee gobolka bari ayaa ka qabsoomay magaalada bosaso  wasiiro xildhibaano katirsan dowlada federaalka iyo puntland gudiga wadada iyo maamulka gobolka bari ayaa kasoo qayb kulanka.

11kibishan ayey ahayd markii madaxweynaha qaranka maxamed c/lahi iyo madaxweynaha puntland c/weli maxamed cali gaas ay dhagaxdhigeen wadadan oo tegi doonta dhulka gaari waaga looyaqaan ee bariga puntland.

Gudoomiye kuxigeenka gobolka bari axmed c/lahi ciro wasiirka warfaafinta puntland cabdi cali xirsi qarjab iyo suldaan geelxoor  oo goobta hadlay aya kuu nuuxnuuxsaday baaahida loo qabbo in lahello waddo laami ah oo kaqaybqaata horumarka iyo dibu dhiska dalka waxaana laysku raacay in isku tashi lagu hawl galo dhaqalena laraadiyo.

wasiirku xigeen amniga gudaha soomaaliya cabdinasir siciid muse waxa uusheegay iney kagoan tahay kaqayb qaadashada marshuurcca lagu dhisayo jidkan oo dowlada dhexe ay dowrkeeda yeelanayso

wadadan iskuxiri  doonta kalabayr ilaa caluula ee laamiga ayaa mari doona ilaa 11 deegaan degmo oo heer puntland’waxana ay isugu jiraan deegaano waxsoo saarleh oo qaarkood kaluun laga dabto halka kuwa xiji iyo xoolo lagu dhaqdo.

beeldaaje ismaaciil beeeljaaye yaasin ayaa kudeeqay 100 neef ari suldaan geel xoorna aya isna bxiyey 3kun oo dollar waxaana ay bilow utahay mashruuca lagu samaynayo wadada isku xiridoonnta kalabayr iyo caluula

sawiro

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here