Scott Sinclair oo Si Amaah Ugu Biiray Kooxda Aston Villa “SAWIRRO”

883

Ciyaaryahan Scott Sinclair ayaa ka tegay kooxda Manchester City ,waxana inta ka dhiman xili ciyaareedkan uu si amaah ah ugu biiray kooxda Aston Villa.

Kooxda Aston Villa ayaa marka uu sanadka dhamaado ku iibsan karto ciyaaryahan Scott Sinclair lacag dhan £2.5milyan.

Ciyaaryahan Scott Sinclair oo 25-jir ah ayaa boos ka waayay kooxda Manchester City.
gool

scot

Scott

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here