Shabaab oo lagala wareegay Deegaanno ka tirsan Gobolka Baay+Dhagayso

Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa si buuxda ugala wareegay kooxda shabaab Deegaanno katirsan Gobolka  Baay  iyagoo ka soo qaatay kooxdaasna hub iyo saanad milatari.

Wasiirka Dhaqancelinta  Maleeshiyaadka iyo Tababarrada ciidanka Maamul Gobolleedka koonfur Galbeed Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa sharraxaad waxa uu ka bixinayaa deegaannadii ugu dambeeyay ee laga saaray maleeshiyaadka Nabaddiidka ah ee Al shabaab waxa uu sidoo kale tilmaamay in ay maalinba maalinta ka dambeysa ay soo badanayaan Dhallinyarada ka soo tagaya maleeshiyaadka Al shabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here