Shaqaalaha Dowladda oo xuska dhalashada Nabiga (scw) awadeed loo fasaxay

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS ayaa ku wargelisay dhamaan shaqaalaha dowladda iyo kuwa gaarka ah in ay fasax ka yihiin shaqada maanta oo sabti ah tariikhada ay tahay 09/11/ 2019, kuna beegan 12 Bisha Moliid oo ku aadan maalintii uu dhashay Nabigeena suuban SCW.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here