Shaqaalaha Madaxtooyada Soomaaliya oo qeyb qaatay Ololaha Isxilqaan+Sawirro

Shaqaalaha Madaxtooyadda Soomaaliya  ayaa maanta markii Afaraad ka qeyb qaatay ololaha Isxilqaan ee dib loogu dhisayo Madxafka Qaranka.

 

Dhismaha Xarumaha danta guud ayaa waxaa si xowli ah u socda dib u dhiskooda iyadoo dhamaan ay ka qeyb qaadanayaan Hey’addaha iyo sidoo kale Wasaaradaha Dowladda.

Halkan ka daawo Sawiradda

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here