Shir ku Saabsan Hormarinta Deeganada laga Saaray Maleeshiyaadka Al shabab oo ka furmay Kismaayo

2423

Kulan looga hadlayay Horumarinta iyo dibu dhiska deegaanada laga saaray malayshiyaadka  Al shabaab ee ka tirsan Gobolada jubbada hoose iyo gedo ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Kismaayo ee Xaruunta Jubbada hoose.

Kulanka ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Wasaarada arrimaha guddaha maamulka Jubbaland aynakasoo qeyb galeen qaar ka mid ah haayadaha Caawiya Soomaaliya Xubno ka tirsan Wasaaradda arrimaha guddaha Xukumada  Federaalka Soomaaliya,Dowlada goboleedyada   iyo  Jubbaland waxaana inta Badan diiradda  lagu saaray wada shaqeynta maamulka iyo haayadaha  Deeqda bixiya.

Ugu horayn ayaa goobta ka hdalay Wasiirka wasaaradda arrimaha guddaha maamulka Jubbaland Mudane maxamed warsame darwiish ayaa sheegay in kulanka inta uu socday goobta lagu soo bandhigay talooyin iyo Fekrado ayku aadan iskaashiga Jubbaland iyo haayadaha Deeqaha bixiya.

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here