Shir looga hadlaayay Cudurada AIDS-ka iyo TB-da oo ka dhacay Bijiin

66

Shir looga hadlayay arrimo la xariira ka hortagga cudurada AIDS  iyo TB-da oo ay ka qeybgaleen Marwooyinka Madaxweynahayaasha Qaaradda Afrika ayaa shalay lagu qabtay Magaalada Bijiin ee Dalka Shiinaha Dadka.

Shirkaasi oo ay martigalisay Marwada 1-aad ee Madaxweynaha China Mrs Peng liyuan, waxayna kulmisay 50 Marwooyin Madaxweyne oo Afrikaan ah, si ay si wadajir ah isaga kaashadaan ka hortagga HIV AIDS iyo TB-da ee Qaaradda Africa,

Ugu dambeeyntiina Marwooyinka shirka ka qeybgalay ayaa wada saxiixday heshiis ku saleysan in Qaaradda Afrika ay noqoto sanadka 2030-ka mid ka xorowda AIDSka iyo TBda.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here