shir looga hadlayo dib u eegista Sharciga Socdaalka Soomaliya oo ka furmay Kismaayo+Sawirro

0
1052

Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah Maamulka Jubaland ayaa waxaa maanta ka furmay Shirka Wadatashiga Dib u eegista Sharciga Socdaalka Soomaliya oo la sameeyay 1966-dii.

Shirkan ayaa waxaa ka soo qeybgalay mas”uuliyiin ka socotay xildhinaada iyo wasiirada Jubbaland oo ay ka mid yihiin Wasiirka Dastuurka , Awqaafta iyo arimaha Diinta iyo La taliyaha dhanka arimaha sharciga Madaxtooyada Jubbaland iyo qeybaha kala gadisan ee Bulshada reer Jubalalnd,

Dhamaan dadkii.ka.soo qeybgalay furitaabka shirkan ayaa si isku mid ah u sheegay in ay muhiim tahay in dib u eegis lagu sameeyo sharciga Socdaalka dalka, maadama sharciga hada jira markii la sameenayay uu dalku ahaa dowlad dhaxe balse hada la qaatay nidaamka Federaalka.

 

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here