Shirka amniga Caasimada oo lagu qabtay xarunta gobolka Banaadir+Sawirro

Shirka amniga Caasimadda ayaa lagu qabtay xarunta gobolka Banaadir iyadoo wax la iska weydiiyay dhacdadii ka dhacday Hotellka SYL oo argagixisada soo weerareen.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) oo shirka gudoominayay ayaa tilmaamay in la iskula xisaabtami doono sugida amniga islamarkaana loo baahan yahay in la xoojiyo qorshaha nabadgalyda Caasimadda.

Shirka waxaa ka qayb galay saraakiisha u xilsaaran amniga caasimadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here