Shirka Banbaxa Golaha wasiirrada oo galay maalintii labaad

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa saaka furay shirka Baxbaxa golaha wasiirrada oo galay maalintiisa labaad.

Qodobbada ku jira ajandaha maanta waxaa ka mid ah:

Qorshaha Horumarinta Qaranka.

Tiirarka Barnaamijka Xukuumadda

Xiriirka Wada shaqeyneed ee Xukuumadda iyo hay’adaha kale ee dowladda.

Daahfurnaanta iyo Isla xisaabtanka hay’adaha kala duwan ee dowladda.

Shirka Banbaxa golaha wasiirradda  ayaa lagu wadaa in maalinta berri ah lagu soo gabogabeeyo magaalada Muqdisho.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here