Shirka Golaha Amniga Qaranka oo Maanta ka furmaya Magaalada Muqdisho.

1877

Shirka Golaha Amniga Qaranka oo Maanta Ka furmaya Magaalada Muqdisho ayaa waxaa shir gudoominaayo Madaxweynaha Somaaliya Maxamed C/llaahi farmaajo.

Shirkaan ayaa waxaa ka soo qaybgalaya Madaxda dowladda federaalka iyo Madaxda dowlad gobaleedyada, ayagoo uga hadli doono xaalada amaanka dalka iyo sida ugu haboon ee lagu sugi karo amniga Qaranka.

Shirkaan ka furmaya magaalada Muqdisho ayaa wuxuu socon doonaa mudo labo maalmood ah, sida ay xaqiijiyeen Masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here