Shirka guddiga fulinta  Olombikada qaranka Soomaaliyeed oo Muqdisho lagu qabtay “SAWIRRO”

Guddoomiyaha isboortiga gobolka Banaadir mudane. Xasan Wiish oo maanta ka qeyb-galay shirwaynaha guddiga Olombikada Qaranka Soomaaliyeed 2021 kaas oo sanadkii mar la qabto ayaa ka dhacay  magaalada Muqdisho.

Guddoomiye Wiish oo xubin uga ah gobolka Banaadir guddiga fulinta ee GOQS ayaa sheegay in shirka looga hadalay horumarka isboortiga dalka iyadoo ay goobjoog  ka ahaayeen guddoomiyaha GOQS, xoghayaha guud ee Olombikada qaranka Soomaaliyeed , xiriirada kala duwan qaranka iyo ururada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here