Shirka madasha wadatashiga qaran oo maanta furmey

2655

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si rasmi ah xarunta madaxtooyada uga furay shirka madasha qaran ee dowladda federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada.

Wariyaha Warbaahinta qaranka u qaabilsan Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya oo goob joog ka ah meesha uu shirku ka socdo ayaa sheegay in hadda uu si rasmi ah u furay shirka madasha hogaamiyaasha qaranka madaxweynaha JFS.

Shirka maanta furmay ayaa la filayaa in looga hadlo qodobo muhiim ah, oo ku saabsan arrimaha doorashooyinka dalka iyo kuwa kale oo la xariira geedi socodka siyaasadda dalka Soomaaliya.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here