Shirka Wasiirada Arimaha Dibadda IGAD oo Goordhaw ka furmay Magaalada Muqdisho{SAWIRRO}

5403

Wararka naga soo gaaraya Hotelka SYL ayaa sheegaya in Shirka Urur Goboleedka IGAD uu Goor dhaw si rasmi ah uga Furmay halkaas kaas oo ay wada Fadhiyaan Wasiirada Arimaha Dibada Dowladaha Xubnaha ka ah Ururka IGAD waxaana kulankaan diirada lagu saarayaa Xaalada Dalka Somalia iyo wax yaabihii u qabsoomay Dowladda Federaalka ah Mudadii ay shaqeyneysay.

Wariyayaasha ku sugan Xarunta Shirku ka Furmay ayaa soo sheegaya in Shirka uu si Rasmi ah u furay Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah Ee Somalia Mudane Xasan Sheikh Maxamuud. Galinka Dambe Ee Maanta ayaana laguw adaa in la soo xiro Shirkaan isla markaana laga soo saaro Qodobo wax ku ool ah oo Jamhuuriyada Somalia iyo Dalalka IGAD ku jira Dantoodu ku jirto.

Dowladda Somalia ayaa soo dhaweysay in Shirkaana ay Wasiirada Arimaha Dibada IGAD ku qabsadaan Dalka Somalia isla markaa Dowladda ay ku dadaali doonto in madaxweynayaasha IGAD ay ku qabsadaan Shirkooda Magaalada Muqdisho oo hadda Cagta Saartay Wadada Nabada iyo hormarka .

u

B698MWKIMAAm5sv

B698NWQIQAAHWmQ
B695hM9IEAAf5Vo

B695iHBIIAAAIFm

B695j7JIYAAC2xR

B695jBgIgAAuWUT

B698MWKIMAAm5sv

B698NWQIQAAHWmQ

Did you like this? Share it:

2 COMMENTS

  1. Asc bacda salam. Waa arin lagu farxo. Somalia wada nabada cagta saartay mashaa allaah isha baxarka somali naceeb. Waxan allaah karajeneynaa shirka afarica lagu qabto balcad ama afgoye waa inaa nesnaa xafadii african filij ee tarabuunka aad ban uso dhaweyn somali idil. Woow impasabol macqul. Aheen qofkii maqlaa shirkan xita ane dareem ayaa ila tahay insha allaah guul somali guul

  2. Asc umada Soomaaliyeed waan idin salaay, alalxamdulilaah ilaah ayaan u mahad celinayanaa, maanta waxa badan ayaa la qabtay, lakiin cadaowka soomaaliyeed shaqo ayuu ku jiraa ma jiifo ee taas ha ka digtoonaato dowlada, cadowgana ma ahan oo kaliya hal ee way badan yihiin taxadir ha bato wa bilaah towfiiq

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here