Shirkadda Apple oo ogolaatay in Numberka gaarka ah ee Soomaaliya lagu isticmaalo adeega Apple ID

Eng Sakariye ismaaciil oo  u waramay Radio Muqdisho ayaa sheegay in arrinkan uu faa’iidooyin badan u leeyahay Bulshada Soomaaliyeed, intooda adeegsata Telfoonada I Phone-ka ee ay soo saarto Shirkadda Apple.

Halkan ka dhageeyso.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here