Shirkii Wadatashiga Arrimaha Doorashooyinka oo markale ka furmay Afisyooni

Shirkii Golaha Wadatashiga Arrimaha Doorashooyinka oo goor dhaw ka furmay Afisyooni, ayaa looga arrinsanayaa dardar-galinta Arrimaha Doorashooyinka dalka.

Shirka oo uu shir gudoominaayo Madaxwaynaha JFS mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa kasoo qeyb galay Ra’iisul Wasaaraha JFS , dhammaan Madaxwaynayaasha Maamul Goboleedyada dalka Iyo guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here