Sidee Loo wajahayaa Dhismaha Maamulka loo dhisayo Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe+Dhagayso

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Shabeellaha dhexe mudane Cabdi jiinow Calasow oo waraysi dhinacyo badan Taabanaya siiyay Idacadda Qaranka ayaa ka hadlay Arrimaha Maamul  u sameynta Gobollada Hiiraan iyo  Shabeellaha dhexe,  isagoo soo hadal qaaday sida loo wajihi karo Nidaamkaas si loo helo Maamul dhammaan ay u wada dhanyihiin dadka daga Gobolladaas.

Halkaan ka dhagayso Waraysiga Guddoomiyihii Hore ee Gobolka Shabeellaha dhexe Cabdi Jiinow Calasow, Waxaana Qaaday Waraysigaan Idiin Soo Socda Tifaftiraha Radio Muqdisho Mudane Mustaf Maxamed “Warcadeeye”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here