SONIC oo maamusha astaanta internetka ee Soomaaliya (dotSO) oo fursad u soo bandhigtay shirkadaha ka shaqeeya teknoolojiyada ee ka hawlgala dalka.

SONIC oo maamusha astaanta internetka ee Soomaaliya (dotSO) ayaa fursad u soo bandhigtay shirkadaha ka shaqeeya teknoolojiyada ee ka hawlgala dalka.

Fursaddaas oo ah inay noqon karaan diiwaangeliyeyaal maxalli ah (local registrars).

[pdf-embedder url=”https://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2018/11/Ogaysiis-SONIC-Final.pdf” title=”Ogaysiis SONIC – Final”]Haddaba faahfaahinta ka aqriso halkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here