Soo weydii su’aal ama fikir Sheekh Bashiir oo marti ku ah beri Barnaamijka Sahanka Raadiyaha

1198

Barnaamjika Sahanka Raadiyaha waxaa maalinta berri ah marti ku ah Guddoomiyaha Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad, waxaana  looga hadli doonaa ku xadgudubka Diinta Islaamka, haddaba daawadayaasha iyo dhageystiyaasha Warbaahinta Qaranka  waxa ay ka dhiiban karaan fikirkooda ama wixii talo iyo tusaale ah oo ay ku biiran karaan barnaamijka.

Hadaba haddii aad su’aal ama fakir qabto ku soo dir ciwaana radiomuqdisho@gmail.com idinkoo Sidoo kale si toos ah u soo wici kara telefeon  Nambarada Line land ee kala ah,  861012-861013-861014-861015 saacdda geeska Afrikada bari marka ay tahay 10:00 Am oo si toos ah dadweynaha ugala hadli doonto Radio Muqdisho.

Fadlan aragtidaadu waa muhiim

 

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here