Su’aal ama fikir soo weydii Taliyaha ciidanka booliska oo marti ku ah barnaamijka kulanka Todobaadka ee Beri

1
1221

Barnaamishka Kulan Todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka oo Todbaad walba oo Maalinta Jimcaha ah lagu Falanqeeyo Waxayaabaha Markaas taagan, ayaa Todobaadkan Waxa Marti noogu ah Taliyha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud  oo Dadweynaha u Faafahin Doona howlaha ciidanka booliska.

Hadaba Haddii Aad Waxa su’aal Ama Fikir Qabto Ku Soo Dir Gmailka Radio Muqdisho oo Ciwaankiisu yahay Radiomuqdisho@gmail.com Adinkoo Sidoo Kale Si toos ah u soo Wici Kara Telephon Number 861012-861013-861014-861015 Saacdda Geeska Afrikada Bari Marka ay Tahay 10:00 Am oo si toos ah Dadweynaha Ugala Hadli Doono Radio Muqdisho.

 

Did you like this? Share it:

1 COMMENT

  1. asc waa xasan oo joga Oslo Norwey waan ku fana wax qabadka cidanka boliska somaliya kufidkadib
    meshey sogaren ,waaxana ku faraxsanahey dhalin yarada wax bartey ee loqatey iyo tayadoda logu dadalayo
    waxan sojedina in kormerka labadiyo si lodhowro in amarka madaxda fulay labada caqabad ee ugu weyn aan ku arkey waa balwada sida jadka iyo laalushka sigara kuwa tarafikada.waa in ashax marinta noqota mid adag. ma<had sanid

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here