Su’aal ama fikir soo weydii wasiirka wabarashada oo marti ku ah barnaamijka kulanka Todobaadka

0
1079

Barnaamishka Kulan Todobaadka Ee Ka baxa Radio Muqdisho iyo S.N.Tv Oo Todbaad walba Maalinta Jimcaha Aan Ku Falanqeenno Waxayaabaha Markaas taagan, ayaa Todobaadkan Waxa Marti noogu ah wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Marwo Qadaro Bashiir Cali oo Dadwyanaha Soomaaliyeed U Faafahin Doonta Marxaladaha Waxbarasho Ee Dalka Iyo Guud ahaan Shaqada Wasaaradda.

Hadaba Haddii Aad Waxa su’aal Ama Fakar ah Qabto Ku Soo Dir Face-book-ga Radio Muqdisho Ama Gmailka Radio Muqdisho oo Ciwaankiisu yahayRadiomuqdisho@gmail.com Adinkoo Sidoo Kale Si toos ah u soo Wici Kara Telephon Number 861012-861013-861014-861015 Saacdda Geeska Afrikada Bari Marka ay Tahay 10:00Am oo si toos ah Dadweynaha Ugala Hadli Doonto Radio Muqdisho.

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here